War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in saakay dagaalyahano kooxdooda katirsan weerar ku qaadeen gaari dagaal ay la socdeen ciidamo katirsan Ilaalada Madaxtooyada...
Warar goordhaw aan helnay ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay bar-koontarool oo kuyaala...
Ciidanka Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ku qabtay nin la sheegay in xalay bam gacmeed ku weeraray xarun...
War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in ciidamada amaanka goordhaw meel ku dhaw daarta Saybiyaano ee degmada Hodan ku toogteen rag hubeesan...
Diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn ayaa lagu weeraray goob uu khudbad ka jeedinayay Madaxweynaha dalka Venezuela, Nicolas Maduro, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro dhaawacyo u...