Author : Cabdi Cade
Guddoomiye Muungaab oo furay imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Dhaxe
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe oo ay u fadhiisteen...
Fasiraad laga bixiyay hadal dhaliyay dood uu jeediyay Madaxweyne Deni
Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud ayaa fasiraad ka bixiyay hadal uu dhawaan sheegay Madaxweyne Deni, kaasi oo muran badan ka abuuray baraha bulshada. Hadalka...
Madaxweynaha dalka Suuriya oo amaan kala dul dhacay xaaskiisa !
Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac ayaa ku ammaanay xaaskiisa , Latifa al-Droubi inay marxalad kasta garabkiisa ahayd, wuxuu dib u xusay inay la joogtay waqtiyo kala...
Ciidamada Isra’il oo xoog kula wareegay Doonta Madeleine ee Qasa u socotay
Ciidamada badda maamulka Israa’iil, ayaa saakay xoog ku galay lana wareegay doonta Madeleine ee qorshaheedu ahaa in ay jabiso go’doominta Israa’iil saartay magaalada Qasa ee...
Wasiir Abuu Mansuur oo arrimo muhiim ah kala hadlay Dr. Ali Erbash.
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magaaalada Makka kula kulmey Madaxa Arrimaha Diinta (DIYANET) ee Dalka...
Ukraine oo diyaarad casri ah oo ka soo riday ciidanka Ruushka
Ukraine ayaa sheegtay inay soo ridday diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay oo ah nooca Su-35 ah. Weli ma jiro wax war ah oo ku saabsan...
Maamulka Deni oo dhallinyaro badan ku xir xiray Gaalkacyo iyo Mucaaradka oo ka hadlay
Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland, ayaa sheegaya in halkaasi lagu xir xiray qaar kamid ah dhallinyarada magaaladaasi, kuwaa oo lagu eedeeyay...
Mucaarad oo soo saartay War-saxaafadeed Xasaasi ah kuna baaqday in la hakiyo…
War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, ayaa walaac looga muujiyay hannaanka loo marayo xulista xubnaha kamid noqonaya guddiga madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya. Madasha ,...
Meydka nin la dilay oo lasoo dhigay xaafad katirsan Muqdisho
Waxaa xaafada Taleex gaar ahaan meel ku dhaw Carwadihii hore ee Qaranka ee kutaalla degmada Hodan lasoo dhigay meydka nin dhallinyaro oo la dilay, kaa...