Wasiirka Arrimaha Dibadda oo arrimo muhiim ah kala hadlay Antoine Grand (Sawirro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Madaxa Hay’adda Caalamiga ee Laanqeyta Cas (ICRC)...