Dowlada Shiinaha ayaa dooneysa in ay dumiso Masjid weyn oo dhawaan laga dhisay gobol kuyaala galbeedka dalkaasi ee Ningxia, waxaana duminta masjidkaasi si weyn uga soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka, Â keddib soo jeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda...
Dowlada Sacuudiga ayaa wada qorshe ay ku sameeneyso barnaamij cusub oo lagu doonayo in lagu ogaado lagulana socdo Khudbooinka laga akhriyo masaajida kuyaala Sacduudiga iyo...
Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa mar kale ka biyo diiday qorshe la doonayay in xilka looga qaado qaar badan oo kamid ah Gudoomiyaasha...