Isbitaalka Kalkaal oo soo gebagabeeyay Qaliino ay sameeyeen Dhaqaatiir Ajnabi ah (Sawirro)
Isbitaalka Kalkaal oo kamid ah Isbitaalada waa weyn ee kuyaala magaalada Muqdisho ayaa Jimcihii soo gabo gabeeyay qaliino socday 10 maalin oo lagu sameenayay qeybaha...