Madaxweyne Axmed Baasto oo magacaabay Wasiiro maamulkiisa kamid noqonaya (Magacyada)

Axmed Maxamuud Xasan ( Baasto) oo dhawaan Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug oo ku sugan Cadaado u doorteen Madaxweyne ayaa maanta ku dhawaaqay qaar kamid ah golihiisa Wasiirada.

Qoraal kasoo baxay Madaxweyne Axmed Baasto aaa lagu magacaabay 11 Wasiir oo kamid noqonaya golaha Wasiirada maamulkiisa, waxaana Wasiirada uu magacaabay ku jira qaar kamid ah Wasiiradii hore ee Galmudug oo hada ku sugan Cadaado.

Axmed Baasto ayaa lagu soo waramayaa in uu wali wado wadatashiyo ku aadan dhameestirka golihiisa Wasiirada, waxa uuna hada sii magacaabay 11 Wasiir oo maamulka uu hogaamiyo kamid ah.

Halkan ka Akhriso Magacyada Wasiirada iyo Wasaaradaha loo magacaabay 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -