Soomaaliya oo xaqiijisay in ay ka go’an tahay midnimada iyo Caddaaladda Afrika
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa xarunteeda ku qabatay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, oo ah xuska markii dhidibada loo taagay Ururka Midnimada Afrika (OAU)...