Qaar kamid ah Wadamada Yurub ee horey u gumeestay Wadamo Qaarada Afrika kuyaala ayaa qaatay farshaxano iyo waxyaabo kale oo taariikhi ah ay lahaayeen Wadamada...
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Xukuumada ay bilowday in ay u hanjabto Xildhibaanada iyo...
Guddigii Aqalka sare ee loo xil saaray xal ka gaarida Khilaafkii u dhaxeeyay dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maanta soo saaray go’aano...
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa uga warbixiyay xaaladaha uu dalku ku sugan yahay xiligan...
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Maareeyihii garoonka Diyaaradaha Jowhar xalay dil laga argagaxay u geestay xaaskiisa. Sida aan...