Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Aqalka Sare oo go’aan kasoo saaray Khilaafkii Dowlada iyo Maamulka Goboleedyada (Akhriso)

Guddigii Aqalka sare ee loo xil saaray xal ka gaarida Khilaafkii u dhaxeeyay dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maanta soo saaray go’aano xal looga gaarayo khilaafkii labada dhinac u dhaxeeyay.

Guddiga aqalka sareĀ  soo gudbiyeen 8 cabasho oo ay ka mideysan yihiin dhammaan dowlad goboleedyada iyo 4 mid weliba gaar u dooneyso in wax laga qabto, kuwaas oo la doonayo inay wax ka qabato xukuumadda federaalka ah.

Halkan ka Akhriso Go’aanka kasoo baxay Aqalka sare

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Xukun dill ah oo lagu riday Maxamed Cabdixakiin Ganey oo Sabab layaab leh u dilay Saaxiibkiis

Cabdi Cade

Maher Al-Jazi oo weji cusub u yeelay dagaalka Israel & Falastiin

Caydiid Ali

Taliye Indhaqarshe oo qaabilay Saraakiil ka socday ciidamada dalka Qatar (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---