Ganacsade Cabdi Cali Faarax oo lagu soo dhaweeyay magaalada London (Daawo Sawirada)Cabdi CadeNovember 30, 2018November 30, 2018 by Cabdi CadeNovember 30, 2018November 30, 20180 Magaalada London ee caasimada dalka Britain waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Ganacsade Cabdi Cali Faarax oo kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed kuwooda ugu... Read more
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo si adag uga hadlay Ciidamadii maanta la geeyay BaydhaboCabdi CadeNovember 30, 2018November 30, 2018 by Cabdi CadeNovember 30, 2018November 30, 20180 Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si kulul uga hadlay ciidamo maanta dowlada Federaalka geysay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka... Read more
Labo ruux oo maanta lagu dilay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxayaCabdi CadeNovember 30, 2018 by Cabdi CadeNovember 30, 20180 Kooxo biskoolado hubeesan ayaa maanta salaado jimcaha kadib labo ruux oo shacab ah waxa ay ku dileen laamiga ka yimaada Xaafada Daaru Salaam ee katirsan... Read more
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Ciidamo maanta dowlada Federaalka geysay BaydhaboCabdi CadeNovember 30, 2018November 30, 2018 by Cabdi CadeNovember 30, 2018November 30, 20180 Wasiirka Amniga maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa ka hadlay ciidamo hubeesan oo dowlada Federaalka maanta geysay magaalada Baydhabo. Waxa uu... Read more
Haweeney Maal-qabeen ah oo la ogaaday sabab la-yaab leh oo ay ku dawarsato!Cabdi CadeNovember 30, 2018 by Cabdi CadeNovember 30, 20180 Haweeney 79-jir ah oo waqtigeeda ugu badan ku qaadata inay ka dawarsato busteejada magaalada Hangzhou, ee dalka Shiinaha ayaa dhawaan la ogaaday inay ahayd maal-qabeen howl-gab... Read more
Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya oo Baaq Muhiim ah soo saarayCabdi CadeNovember 30, 2018November 30, 2018 by Cabdi CadeNovember 30, 2018November 30, 20180 Ururka Shirkaddaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed (USIS) oo ah ay ku mideysan yihiin Shirkadaha bixiya adeegyada telefoonada iyo Internet-ka ee hoos ku xusan, ayaa Kulankooda Billaha ah... Read more
Akhriso :Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka iyo waxa uu ka qabo kala dirista Guddiyada!Cabdi CadeNovember 29, 2018 by Cabdi CadeNovember 29, 20180 Xeer Hoosaadka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa ku xusan in golaha uu dhisayo guddiyada(ayna ku jirin madaxda guddiyada), isla markaana waxaa uu qeexaa... Read more
Daawo Sawirada : Ciidamada Amaanka oo magaalada Muqdisho ku qabtay burcad hubeesanCabdi CadeNovember 29, 2018November 29, 2018 by Cabdi CadeNovember 29, 2018November 29, 20180 Ciidamada booliiska ayaa degmada Yaqshiid ee gobolka Banaadir ku qabtay burcad hubeesan oo dhac ka geesanayay xaafado katirsan degmada Yaqshiid . Labo nin oo kamid... Read more
Madaxweyne Axmed Madoobe oo Xil muhiim ah u magacaabay Cabdicasiis Sheekh DayibCabdi CadeNovember 29, 2018 by Cabdi CadeNovember 29, 20180 Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa lagu magacaabay Hanti Dhowraha guud ee maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa... Read more
Mid ka mid ah Maskaxdii maleegtay weerarkii Hotel Saxafi oo gacanta lagu dhigayCabdi CadeNovember 29, 2018 by Cabdi CadeNovember 29, 20180 Qoraal kasoo baxay Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ciidamada amaanka gacanta ku dhigeen Mid ka mid ah Maskaxdii maleegtay weerarkii... Read more