Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay!!!
Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu shalay ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa dhaliyay caro badan oo ka timid siyaasiyiin iyo...