Shariif Xasan oo kulan sagootin ah la qaatay Wasiirada K/Galbeed, kana dhoofay Baydhabo (Sawirro)
Golaha Wasiirada dowlad goboleedka K/Galbeed ayaa shirkooda caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Baydhabo. Waxaa guddoominayay shirkan Sii-hayaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna Guddoomiyaha Baarlamanka C/qaadir Shariif...