Qarax ayaa caawa fiidnimnadii ka dhex dhacay guri ku yaalla xaafada Oodweyne oo ka tirsan degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan warar goor...
Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika oo ka kooban 15 xubnood ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Muqdisho, waxaana garoonka ku soo dhoweeyay...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa beenisay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay...
Dowladda Somalia ayaa shaacisay in 15 ka mid ah dagaalyahanada Alshabaab lagu dilay tiro kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn xalay ciidamada Maraykanku la beegsadeen tuulada...
Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Wararka ayaa intaas ku...
Uganda ayaa sheegtay in Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ay billaabi doonaan Howlgal lagu doonayo in Al-shabaab looga saaro dalka. Taliyaha Guud ee...