(Akhriso) Guddiga doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo jadwal cusub shaaciyey
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Baydhabo ka soo saaray Jadawlka doorashada la filayo inay ka dhacdo Magaaladaas, iyadoo doorashada oo lagu waday iney...