Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xildhibaano si kulul uga hadlay xariga Roobow & Booqashada Madaxweynaha Eritreya (Akhriso)

Xildhibaanada Baarlamanka federaalka Somalia ee ku midoobay kutlada Badbaado Qaran oo War-saxaafadeed ka soo saaray magaalada Muqdisho ayaa si kulul u cambaareeyey xarigii maanta loo geystay Mukhtaar Roobow oo ka mid ahaa musharaxiinta doorashada KG.

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale waxay sheegeen iney dacwad u gudbin doonaan Midowga Afrika taasoo ku saabsan sababta keentay in ciidamadooda ay soo xiraan Mukhtaar Roobow.

Sidoo kale, War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dowlada Eritreya ay fara gelin ku heyso arrimaha Soomaaliya,  ayna wadato qorsheyaal guracan, iyagoo xusay ineysan raali ka aheyn booqashada Madaxweyne afawerk ku joogo Magaalada Muqdisho.

Hoos ka akhariso qoraalka oo dhameystiran.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Qaraxyo lagu weeraray Saldhig Ciidan oo kuyaala Muqdisho

Cabdi Cade

Booliiska oo ka hadlay howlgalkii burburinta ee xaafada Dabdamiska

Cabdi Cade

Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qab qabtay Mootooyin badan iyo Masuul ka hadlay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---