Taliye ku-xigeenkii ciidanka dowlada federaalku geysay Baydhabo oo la dilay
Taliye ku-xigeenkii ciidamo Boolis ah oo dhowaan dowlada federaalku u dirtay magaalada Baydhabo ayaa galabta halkaas lagu dilay sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya...