Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa u sheegey wakaaladda wararka ee Reuters in uusan walaac ka qabin wararka sheegaya in kalsoonida lagala noqon doono oo xilka...
Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa la soo sheegayaa iney ka baxeen degaano ka tirsan gobolka Mudug oo ay dhawaan ka qabsadeen Al-shabaab. Degaanada ay ciidamada ka...
Haweeney Soomaali ah ayaa loo doortay xubin ka tirsan golaha degaanka ee South Portland City ee dalka Mareykanka. Deeqa Dhalac ayaa ka guuleysatay nin ganacsade...
Ciidamada amaanka Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa qabtay bambooyin lagu soo qariyey gaari xamuul ah oom magaaladaas la soo geliyey. Gaarigan xamuulka ah oo...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo dhaweeyay waxbixinta ay soo saartay hay’adda lacagta aduunka(IMF), taasoo lagu sheegay in Soomaaliya ay ku socoto wadadii horumarka....
Sida ay sheegayaan warar laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya madaxda dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa ku soo jeedaan magaalada Muqdisho maalinta beri ah Ra’iisal wasaaraha Itoobiya...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ku sugan magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa sheegay in wadanka uu ka jiro isbadal balaaran...