Khayre oo tababar u furay Ciidamadii Galmudug ee dhowaan la qaramaeeyey (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta tababar u furay ciidamadii dhawaan laga qarameeyay deegaannada Galmudug ee loo diiwaan geliyay...