Somalia oo ka mid noqotay Isbaheysi cusub oo 8 dal ay ku Midoobeen (Sawirro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Golaha Wadamada Carabta iyo Afrika ee...