Maanta oo Jimce ah waxaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ay ka dhacdo doorashada gudoonka Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug oo si weyn...
Duqayn ay fuliyeen dayuurado dagaal ayaa ka dhacay nawaaxiga degaanka Kuunyo Barrow ee Gobolka Shabeellda Hoose. Wararka ayaa sheegaya in duqeyntan lagu weeraray saldhigyo ay...
Ethiopian Airlines ayaa hadda ku shaqeysa garoonka dayuuradaha Pole ee magaalada Addis oo ku fadhiya 35-km oo labo jibbaaran. Agaasimaha Fulinta ee shirkadda Tewolde Gebremariam...
Taliska ciidamada Kumandoska Somalia ee Danab ayaa war ka soo saaray howlgal xalay ciidamadaas ay ka sameeyeen degmada Wanle weyn ee gobolka Sh/hoose Dadka degaanka...
Ururka Macalimiinta ee Kenya ayaa ku baaqay qorshe yaab leh oo sheegaya in la hubeeyo macalimiinta ka howlgalo degaannada ay ka dhaceen weerarada dalkaas isla...
Ciidamada amaanka dowlada Somalia ayaa ku dilay magaalada Muqdisho nin ku hubeysnaa qori Ak-47 ah ka dib markii ay ka shakiyeen. Falkan ayaa xalay ka...