WAR-SAXAAFADEED Talaado, 25 August 2020 Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee DFS Iyadoo la kaashaneysa hay’ada ay wada shaqeyaan ee Somalia, Gaara ahaan UNICEF-Somalia, Waxaa...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga soconayay Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada tababarka...
Magaalada Christchurch ee dalka New Zealand waxaa maanta oo Isniin ah ka bilaabatay dhageysiga maxkamadda Brenton Tarran oo dad badan oo Muslimiin ah ku laayay...