Wasiir caawa ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho
Waxaa caawa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiir ku xigeenkii Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Hir-Shabeelle. Allaha u Naxariistee marxuum Siciid Xaashi Tooxow ayaa maalmahaan ku xanuunsanayey...