“Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dowladda iyo shacabka India, kadib shilkii naxdinta lahaa ee ku yimid diyaaradii Air India, waxyar...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay dib u soo celiso saddex kalluumeysato Soomaaliyeed oo la waayay...
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Hindiya, Randhir Jaiswal, oo ka hadlayay shir jaraa’id oo toddobaadle ah, ayaa shilkii diyaaradda ee ka dhacay Ahmedabad ku tilmaamay...
Dowladda Suudaan ayaa caawa shaaca ka qaaday in dagaalka ay kula jirto kooxda RSF ay ku soo biireen Ciidanka Liibiya ee uu hogaamiyo Khaliifa Haftar....
Xamaas ayaa cambaareyn dusha uga tuuray falkii Israa’iil ku qabsatay doon ay saarnaayeen koox caalami ah oo doonayey in ay gargaar bini’aadamnimo gaarsiiyaan dadka ku...
Iran, ayaa ku soo dartay shuruudaha wadahadallada nukliyeerka ee ay kula jirto Mareykanka in la burburiyo nukliyeerka Israa’iil, sida uu ku warramay wargeyska New York...