Iyadoo si toos uga shidaal qaadanaysa buug-ciyaareedka BRICS, Tansaaniya waxay ku dhawaaqday inay si rasmi ah uga mamnuucday doolarka Maraykanka wax kala iibsiga gudaha. Bangiga...
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah u ansixisay heshiis iskaashi amni oo ay la gashay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya (NISA), si wadajir ah loola dagaallamo...
Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan Soomaaliya, Charles Nicholas King, ayaa si rasmi ah u yimid magaalada Muqdisho Isniintii, isagoo si buuxda ula...
Dagaal culus ayaa mar kale ka qarxay saaka duuleedka deegaanka Ceel-hareeri ee Gobalka Hiiraan, kaasoo u dhaxeeya Ciidamadda xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Ruushka iyo Ukraine ay ogolaadeen dib u billaabida Wada hadallada lagu xallinayo dagaalka socday afarta sano. Hadalka Trump...
Maamulka Puntland ayaa shaaciyey inay dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Daacish, kaasoo lagu magacaabi jiray Axmed Muuse Siciid. Ninkan ayaa sida ay sheegtay...