Waxaa lagu soo warramayaa inay korortay tirada dadka ku dhintay weerarkii gantaallada oo ay Hindiya ku garaacday Pakistan. Tirada dhimashada dada rayidka aj ayaa haatan...
Pakistan waxay soo riday labo diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn ee ciidanka Hindiya, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Reuters, oo xiganaysa afhayeenka milatariga...
Ra’isul Wasaaraha dalka Pakistan Shehbaz Sharif ayaa sheegay in Pakistan ay ka jawaabeyso weerarrada India. Qoraal uu soo dhigay barta X, ayuu Sharif ku cambaareeyay...
Pakistan waxay soo riday labo diyaaradood oo kuwa dagaalka Hindiya, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu Agency, oo xiganaysa ilo milatari oo...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in dalkiisu uu joojiyey duqaymihii uu ka fulineyey Yemen, kadib markii sida uu ku dooday ay Xuutiyiintu aqbaleen heshiis...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, oo ay wehliyaan Safiirka OIC, Safiir ku xigeenka Safaaradda Sucuudiga ee Soomaaliya iyo wakiilo...