Ciidamada booliiska saldhigga degmada Dayniile, ayaa ku guuleestay iney soo xiraan rag lagu tuhmayo dilka iyo dhacii habeen hore ka dhacay xaafado katirsan degmada Dayniile....
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay kaalinta afaraad ka gashay dowladaha sida...
Dhacdo xanuun badan ayaa laga soo sheegay magaalada Hargeysa, kadib markii askari ka tirsan Ciidamada Somaliland uu toogasho ku dilay xaaskiisa iyo gabadh yar oo...
Ciidamada Xoogga iyo kuwa degaanka ee gobolka Hiiraan ayaa saaka dhowr jiho ah ka weeraray aagga deegaanka Ceel-hareeri oo hoos taga degmada Moqokori ee gobolka...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in 2,000 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Qaranka loo diro magaalada Los Angeles si loo...
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa sheegay in toddobaadkan mar kale ay Soomaaliya ku ceeboobwday inay BBC-da ku qabsadeen khariirad ay baahiyeen oo...