Dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa muujiyay niyad jab xooggan oo ay ka qabaan maalgelin la’aanta howlgalka xasillinta Soomaaliya, iyagoo dalbaday in la bixiyo $93.8...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowladda Hirshabelle waxay si rasmi ah u shaacisay in ay jartay xiriirkii wada-shaqeyneed ee kala dhexeeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo duhurnimadii maanta ka qarxay Tuulada Galcad ee Gobolka Hiiraan ee u dhaxaysa Degaanada Aboorey iyo...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Jubaland ayaa soo saartay digniin rasmi ah oo ku aaddan dabaylo xooggan oo laga cabsi qabo in ay ku...
Waxaa tababar heerkiisu sareeyo loo soo xiray dufcaddii 2-aad ee Ciidanka Booliska Gaarka ah ee dowladda Jubaland. Ciidankan oo tiradoodu markii hore ahayd 200 askari...