Turkiga oo Somalia ku wareejiyey dayuuradaha weerarka ee T129
Turkiga ayaa dowladda Soomaaliya ku wareejiyay saddex diyaaradood oo nooca weerarka ah ah (T129 ATAK helicopters) sida ay shaaciyeen warbaahinta Turkiga Soomaaliya ayaa noqotay dalkii...