(Daawo Sawirro) Sidee roobabkii cuslaa u saameeyeen Magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose?
Iyadoo roobab lixaad leh ay maalmahan ka da’ayeen gobolka geeska Afrika ayaa meelaha uu saameeyey waxaa ka mid ah Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha...