Socodka dadka & gaadiidka ee Garowe & Laas-caanood oo amar culus laga soo saaray (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay guddiga difaaca Maamulka Puntland ayaa lagu shaaciyey in la joojiyey isku-socodka Gaadiidka Magaaooyinka Garoowe iyo Laascaanood.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa waxaa si gaar ah loogu xusay in gawaarida Shidaalka qaada laga mamnuucay inay maraan goobaha ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Maamulada Puntland iyo Somaalind ee uu dagaalku dhexmaray.

Hoos ka akhriso qoraalka guddiga

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -