Allbanaadir.com
NEWS

Dilal caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dabley hubeysan ayaa caawa labo qof waxay siyaabo kala duwan ugu dileen magaalada Muqisho gaar ahaan degmada Dharleynley sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya.

Dilka hore ayaa ka dhacay agagaarka Masjidka dabaqeynka dib markii salaadii maqrib lagu toogtay nin magaciisa lagu soo gaabiyay Xasan Sulub oo kaabe u ahaa dadka loo yaqaano Dalaaleyda.

Rag bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay iney rasaas ku fureen ka dibna baxsadeen, lamana oga illaa hadda sababta loo dilay iyo cida ka dambeysa.

Sidoo kale, isla caawa askari ka tirsan ciidamada amaanka ayaa lagu dilay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xubnihii Al-Shabaab ee ka howlgeli jiray K/Gaalkacyo oo dil lagu xukumay (Sawirro)

Caydiid Ali

Daawo Sawirada: Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddiga u ilaalinta Kootada Haweenka (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---