Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa maanta gaaray caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Abu Dubai, waana socdaal qeyb ka ah safarka diblomaasiyadeed ee uu trump...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May, taas oo lagu xusayay 82...
Waxaan soo dhoweynayaa Xisbiga Cusub ee Cadaaladda iyo Wadajirka, waana raadraac wanaagsan oo loo qaaday dhanka Dimoqaradiyada, waana xisbi mudan in laga qaato tusmo iyo...
Askarigii Israa’iili-Mareykanka ahaa ee Edan Alexander, oo shalay ay sii deysay Xamaas, kaddib wada-xaajood ay la gashay Mareykanka , wuxuu diiday inuu la kulmo Netanyahu....
Madaxweyne Trump ayaa sheegay in maamulkiisa uu qaaday tallaabooyinkii u horreeyay ee lagu soo celinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Suuriya , oo ay weheliso...