Kooxo hubeesan ayaa barqanimadii saakay gudaha Suuqa Bakaaraha waxa ay ku dileen Nin dhalinyaro ah oo la sheegay in uu shaqeenayay mid kamid ah Shirakadaha...
Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Warbixin kasoo saaray Miisaaniyadda sanadka 2018, ee dhawaan la horgeeyay Baarlamaanka Soomaaliya si ay u ansixiyaan. Miisaaniyada Sanadka 2018-ka...
Qarax ayaa ka dhacay goob basaska laga raaco oo kutaala magaalada New York ee dalka Mareykanka, waxaana qaraxan dhaawacyo fudud kasoo gaareen ninkii ka dambeeyay...
Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa si adag uga hadlay Go’aankii carada badan dhaliyay ee Madaxweynaha Mareykanka magaalada Qudus ugu aqoonsaday in ay tahay Caasimada Israa’il....
The Kenyan government is disputing allegations in a new United Nations report that its forces were responsible for 40 civilian deaths in Somalia during a...
Dowlada Qadar ayaa qorsheeneysa in dalka Britain ka iibsato Diyaarado dagaal oo casri ah, waxaana iibsahada Dowlada Qadar Diyaaradahan uga baxaysa Balaayiin Dollar. Dowlada Qadar...
Dab xoogan oo isbuucii hore ka kacay Koonfurta gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa kusii faafaya magaalooyin hor leh oo dalkaasi kuyaala ,kadib markii lagu...