Allbanaadir.com
NEWS

Halkan Akhriso: Warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee odoroska Miisaaniyadda 2018

Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Warbixin kasoo saaray  Miisaaniyadda sanadka 2018, ee dhawaan la horgeeyay Baarlamaanka Soomaaliya si ay u ansixiyaan.

Miisaaniyada Sanadka 2018-ka la horgeeyay Baarlamaanka Soomaaliya soona maray akhrinta labaad ayaa ka badan miisaaniyada sanadkii hore, waxaana sanadkan lagu soo kordhiyay 14-Milyan oo dheeraad ah.

Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Wasaarada Maaliyadda ka dalbaday in ay soo cadeyso sababta 14-Milyan oo dheeraad ah Miisaaniyada sanadka cusub loogu daray iyo waxa lagu qabanayo lacagtaas dheeraadka ah.

Halkan ka Akhriso Warbixinta Guddiga Maaliyada ee Baarlamaanka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Cabdi Cade

Xageey Soomaalidu Iska Qaban La’dahay xili Madaxda Iyo Mucaaradka Dalalka Deriska ay Heshiiyeen?

Cabdi Cade

Madaxweyne Emmanuel Macron oo laga helay cudurka Coronavirus

Caydiid Ali
Taboola Ads ---