Waxaa maanta Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya lasoo taagay shan nin oo loo heesto in ay wax ka maleegeen qaraxii dadka badan ku...
Dunida daafaheeda kala duwan sanadkii tagay ee 2017-dii waxaa ka dhacay Dhacdooyin badan oo qaarkood dunida saameyn ku reebay, waxaana dhacdooyinkaasi qaarkood laga qaaday Sawirro...
Hogaamiyaha Mayalka adag ee Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale jeediyay hanjabaad cabsi badan ku beertay shacabka Mareykanka, waxa uuna shaaca ka qaaday in Diyaar yihiin...
Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa xalay weerar xoogan ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo kuyaala...
Dalalka caalamka ayaa si weyn looga dabaal degay sanadka cusub ee 2018 ka, iyadoo dalalka Mareykanka iyo Canada ay wali ka socdaan xafladaha, maadaama ay...
Guddiyada Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa ku gacan seyray codsigii Xeer ilaaliyaha Qaranka ku...
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu la kulmay Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo shalay ciidamo...