Allbanaadir.com
NEWS

Daawo qaar kamid ah Sawiradii ugu Saameynta badnaa ee la qaaday Sanadkii tagay 2017

Dunida daafaheeda kala duwan sanadkii tagay ee 2017-dii waxaa ka dhacay Dhacdooyin badan oo qaarkood dunida saameyn ku reebay, waxaana dhacdooyinkaasi qaarkood laga qaaday Sawirro soo jiidasho leh oo dareenka dadka wax ka bedelaya.

Shabakada Allbanaadir ayaa idin soo uruurisay qaar kamid ah Sawiradii ugu saameynta badan ee sanadkii tagay baahiyeen Warbaahinta Caalamka gaar ahaan Wakaalada Wararka reuters  .

Halkan ka Daawo qaar kamid ah Sawirada ugu shidnaa ee la qaasay sanadkii tagay

r

r

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

NISA oo shaacisay in la dilay labo Sargaal oo halis ku ahaa Amaanka Muqdisho

Cabdi Cade

Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray RW Abiy, Mustafe Cagjar & Axmed Shide? (Sawirro)

Caydiid Ali

Saraakiil katirsan Milatariga Soomaaliya oo loo qaaday Turkiga (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---