Maxamed Max’uud Cali (Afgooye) oo saaka hortagaya Baarlamanka Somalia
Maanta waxaa kulan maalmeedkoodii caadiga ahaa ku yeelanaya magaalada Muqdisho Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya. Ajendaha maanta looga hadlayo kulankan ayaa ah akhrinta Koowaad...