Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Dad badan oo ku dhamaaday musiibo ka dhacday dalka India (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay dab maanta ka kacay hotel ku yaalla dalka India, iyadoo qaar kale ay ku dhaawacmeen.

Dabka ayaa ka kacay hotelka Arpit Palace oo ku yaalla bartamaha magaalada ciriirga badan ee Delhi, waxana la arkayay sawirada qiiq fara badan oo ka baxaya qeybta saree e hotelka.

Sarkaal ka tirsan waaxda dab damiska, Sunil Choudhary ayaa wakaaladda wararka ee AFP u u xaqiijiyay in ay dabka ku dhinteen 17 qof.

Warbaahinta gudaha, ayaa ku warantaya in dadka dhintay ay ku jiraan caruur iyo haween isku dayay inay dabka ka baxsadaan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Mashaariic ay ku Baxeyso $ 9 million oo laga fulinayo Muqdisho iyo Magaalooyin kale

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Rooble oo ka biyo diiday Qorshe uu watay Madaxweyne Farmaajo (Xog)

Cabdi Cade

Maamulka G/Banaadir oo ansixiyay Miisaaniyad u gaar ah Sanadka 2020 (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---