Aqalka sare oo War ka soo saaray shirka lagu Xaraashayo shidaalka Somalia (Akhriso)

War-saxaafadeed caawa ka soo baxay guddiga kheyraadka Qaranka iyo kaabeyaasha dhaqaalaha ee aqalka sare ee baarlamanka Somalia ayaa looga soo horjeestay shirka la sheegay in lagu xaraashayo shidaalka Somalia ee ka furmaya magaalada London dhowaan.

Qoraalkan oo uu ku saxiixnaa guddoomiyaha guddigan Ilyas Cali Xasan ayaa waxaa lagu xusay dhowr qodob oo loo cuskaday diidmada aqalka sare ee shirkan oo muran badan iyo shaki laga muujiyey, wuxuuna u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -