Allbanaadir.com
NEWS

Maxkamadda G/Banaadir oo dambi ku weysay Taliye G/dhexe C/fitaax Bashiir Cali

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa wax dambi ah ku weysay Taliyaha Saldhiga Boliiska Garoonka Aadan Cadde G/dhexe Cabdifitaax Bashiir Cali, kadib eed loo soo jeediyay.

Maxkamadda ayaa xustay in G/Dhexe  Cabdifataax Bashiir Cali uu horyimid Maxkamadda Gobolka Banaadir Tr.28/04/2024, waxna laga waydiyay kiiska loo haystay, isla markaana ay Maxkamadda u cadaatay in uusan wax lug ah ku lahayn kiiska lagu eedayay.

Maxkamada ayaa markii hore amartay in la soo xiro taliyaha ka dib markii ay ku eedeysay inuu diiday fulinta amar ka soo baxay maxkamada oo lagu joojinayey dhisme ka socday dhul ku yaalla nawaaxiga garoonka aadan cadde, kaasoo milkiyadiisa la isklu heystay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MAXKAMADA

Related posts

Jeneral Indha-Qarshe oo Shaaciyay in ciidanka ka baxayaan kuwa aan Damiirka laheyn

Cabdi Cade

Qodobo adag oo hor yaalla Wadahadalka u furmay Taliban & dowlada Afghanistan

Caydiid Ali

Dagaalyahano ka soo goostay Al-Shabaab oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---