Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Dowlada Somalia oo tacsi u dirtay shacabka & madaxda dowlada Kenya Akhriso)

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay Kenya kadib geeridii ka dhalatay roobabka, daadadka

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Kenya geeridii naxdinta lahayd ee ku dhawaad ​​50 qof ee ku naf waayey dhibaatadii ka dhalatay biya xireenka jabay iyo fatahaadda xooggan ee ka dhacday agagaarka caasimada Nairobi.

Dareenkeenu wuxuu la jiraa qoysaska dhibanayaasha iyo dhammaan dadka ay saameysay masiibada dabiiciga ah. Waxaan garab taaganahay Kenya xilligan adag, anagoo bixinayna taageeradayada. Waxaan u ducaynaynaa bulshooyinka ay dhibaatadu soo gaartay inay ka soo kabtaan” ayaa lagu yiri war ka soo baxay wasaarada warfaafinta Somalia oo sidan hoose u qornaa:-

Related posts

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada oo joojisay qabashada Codsiyada baasaboorka

Cabdi Cade

Wararkii ugu dambeeyey Xaalada Boosaaso oo kacsan iyo barakac ka bilowday

Caydiid Ali

Khamri badan oo laga soo galiyay Itoobiya loona waday Muqdisho oo la qabtay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---