Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Shaqo Joojin lagu sameeyay Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Batroolka & Sababta keentay

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa shaqo joojin ku sameeyay Xoghayihii Joogtada Wasaaradda , kadib markii uu eedeemo kala duwan usoo jeediyay.

Wareegtada kasoo baxday Wasiirka ayaa lagu sheegay in Xoghayaha shaqada looga joojiyay kadib markii uu la yimid shaqo xumo sidoo kale lagu eedeeyay in uu sirta Wasaarada la wadaagay dad kale.

Shaqo joojinta lagu sameeyay Xoghayaha joogta ee Wasaarada Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa imaaneysa xili uu horey Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ku amray Wasiiradiisa in aysan shaqada ka joojin karin agaasimayaasha iyo xoghayaasha joogtada.

Halkan ka Akhriso Digreetada shaqo joojinta

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Deni oo ka hadlay xiisada dagaal ee u dhaxeysa Khaatumo iyo Somaliland

Cabdi Cade

Ciidanka Milateriga oo degaan cusub kala wareegay Al-Shabaab ka dib dagaal dhexmaray

Caydiid Ali

Madaxweyne Waare oo galabta ka dhawaajiyay hadalo aan horey looga baran !!

Cabdi Cade
Taboola Ads ---