Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Deni oo kormeeray xarunta Taliska Daraawiishta Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray xarunta taliska ciidanka Daraawiishta Puntland ee 54-aad.

Siciid Deni ayaa xarunta taliska Daraawiishta Puntland uu kulan dardargelin amni ah kula qaatay saraakiisha ciidanka qalabka sida ee maamulka Puntland.

Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xarunta , sida ceelka biyaha ee loo dhisay taliska, qeybta fanka iyo suugaanta ee xarunta oo kooxda Horseed ee ciidanka Daraawiishta ay kusoo bandhigeen sugaan ku saabsan baraaruga Dowladnimada iyo horumarka Dalka ka socda .

 

Related posts

Erdogan oo ka qeyb galay Arooska Ciyaaryahan Dunida caan ka ah (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Iska horimaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho

Caydiid Ali

Dad ka badan 130 oo ku naf waayey dayuurad ku burburtay Shiinaha (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---