Allbanaadir.com
NEWS

Ra’isul Wasaare Xamse oo guddoomiyay kulanka guddi hoosaadka Golaha Wasiiradda (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Soomaali Heshiis ahn.

Kulanka ayaa warbixino looga dhagaystay Wasaaradaha ka midka ah Tiirka Soomaali Heshiis ah waxyaabihii uga qabsoomay qorshayaasha horutabinta u leh Xukuumadda DanQaran.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray Wasaaradaha qaybta ka ah Tiirka in ay dadar-galiyaan qorshayashii Xukuumadda, isla markaa bulshada u soo bandhigaan waxqabad muuqda oo lagu qanco saldhigna u tahay Halbeegyada mudnaanta u leh xukuumadda #DanQaran ee Tiirka Soomaali Heshiis ah sida Dhamaystirka dib u eegista Dastuurka, Dimoqraadiyaynta iyo Dardargalinta Dowlad wanaagga iyo Hiigsiga Xukuumadda ee hirgalinta dowladnimo u dhaw shacabka.

Related posts

Dowadda oo qaaday tallaabo ay kusoo jiidaneyso dadka degan Masagawaa (Sawirro

Cabdi Cade

Waan waanta ay Qatar La Furtay Al-Shabab Ma Horseedi Kartaa Nabadda Soomaaliya?

Cabdi Cade

Dib u dhac sanadkan ku yimid Imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada Sare

Caydiid Ali
Taboola Ads ---