Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DF oo sheegtay iney qabatay Saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab (Akhriso)

Ciidamada DF ayaa sheegay in koox ka tirsan al-Shabaab oo ka kooban Afar Xubnood uuna hogaaminayay Maxamed Cali Xasan oo loo yaqaano Macalin Xudeyfa ay maanta iska soo dhiibeen gobolka Sh/dhexe.

Macalin Xudeyfa ayaa horkacayay dagaaladii dhowaan ka dhacay gobolka Shabeelaha dhexe sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta DF

“Dhinaca kale, Ciidamada Qaranka ayaa gacanta ku dhigay 8 ka tirsan Khawaarijta kuwaas oo isku dayay in ay isku qariyaan Dhulka hawdka ah ka dib Jabkii cuslaa ee Khawaarijtu ay kala kulantay Dagaalkii ay Ciidamada Qaranka iyo Shacabka Deegaanku kula galeen Hirshabeelle” ayaa lagu yiri qoraalka Wasaarada.

HOOS KA AKHRISO ISAGOO DHAMEYSTIRAN

Related posts

Saraakiil Booliis oo loo jaray Waaran soo qabasho ah iyo Dambiyada loo heesto oo la shaaciyay

Cabdi Cade

Xaaska Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku geeriyootay Magaalada Nairobi

Caydiid Ali

Itoobiya: “Arday ka badan 8 milyan ayaa Waxbarashada ka tagay”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---