Ogeysiis Muhiim ah oo loo hayo Bulshada Soomaaliyeed ee kunool Qurbaha

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In lagaaga furay machad la magac baxay fatxulkhayr oo ku yaal magaalada hargaysa oo lagu baran doono xifdiga quraanka iyo Shareecada islaamka iyo barashada duruusta .

Dugsigan waxaa lagu dhigan doonaa hab casri ah oo online skype waxaana dhigan doona carruuurta , dadka waweyn, qoysa iyo qof qofba adigoo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga ama home and work position adiga oo ku darsanaya skype ; fadxul markaad intaagaliso waxaa kuu soo baxaya machadu fatxulkhayr,

Dugsiga fatxul khayr Ee Barashada Diinta Waxa Uu Qadanayaa Arday Cusub Oo Ka Kooban Rag , Dumar , Caruur Qof Kasta Waxa Looga Bilaabayaa Meesha Ku Haboon Insha Allah iyo waliba galaasyo bilaw ah sida higaadoo bilaw ah carabi bilaw ah qur aan bilaw ah xadiis bilaw ah tajwiid bilaw ah siiradah rasuulka oo bilaw ah slh wslm iyo waliba axkaamta salaada iyo xaqa waalidka iyo waliba wacdi guud CASHARADA WAXA AAD HELI KARTAA BILOW . DHEXDHEXAAD IYO MURAAJICO KA FAAIDAYSO machadka fatxul khayr Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.

Ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahado Anfaci doonta mustaqbalkiisa.adaba kafaa idayso machadka fatxul khayr KU DARSO Quraanka iyo tajwiidkiisa sidoo kale wuxuu kubarayaa luuqada carabiga iyo dhamaan culuumta shareecada ISLAAMKA kafaa idayso machadka fatxulkhayr 3 . Qorista iyo Akhrinta Carabiga 4. iyo waliba higaada oo bilaw ah akhrinta .

Waxii Faah faahin ah kala Xidhiidh

TEL;free call; 0012185357064 ama kan 00252634054279 viber iyo imo whats app 63 4054279 ,WWW. FATXULKHAYR.bugs3.com ama 00252634741397

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -