Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Daawo Sawirro) Sida maanta looga ciidayo qaar ka mid ah degaanada Al-Shabaab

Degaanada ay ka taliso kooxda Al-shabaab ee gobolada Koonfurta iyo bartamaha Somalia qeybo ka mid ah ayaa maanta si weyn looga ciiday.

Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab iyo Boqolaal qof ayaa maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa ku oogay degmada Galhareeri ee gobolka Galguduud bartamaha Soomaaliya.

Carruur iyo cirroole ayaa fagaare kuyaal Galhareeri ku tukaday Salaadda Ciidul Adxaa, xaafadaha kala duwan ee magaalada ayaa lagu arkayaa dadka oo xoolaha udxiyada qalanaya.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Related posts

War Cusub oo kasoo kordhay ninkii Faransiiska u xireen kiiska Dilka Jamal khashoggi

Cabdi Cade

Ciro oo Nairobi kula kulmay Madaxweyne Ruto (Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo oo si rasmi ah u furay kalfadhiga Lixaad ee labada aqal

Cabdi Cade
Taboola Ads ---