Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Qoorqoor oo shacab fara badan kula tukaday Masjidka degaanka Baxdo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa salaadda Ciiddul-Adxa kula dukaday shacabka reer Baxdo masjidka wayn ee degmada Baxdo.

Madaxweynaha ayaa salaadda kadib khudbad dhinacya badan tabanaysa u jeediyay Jamaacada masjidka, isagoo ugu horrayn guud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka degmada Baxdo ku marxabeeyay farxadda Ciidul-Adxa.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo baaq degdeg ah kasoo saaray Dagaal ka socda deegaano…

Cabdi Cade

Cabdirashiid Gebigebi oo la dilay xili uu kasoo baxay Masaajid

Cabdi Cade

Wasiirka arrimaha dibeda ee dowlada Somalia oo caawa lagu weeraray Gaalkacyo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---