Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxay ka wada hadleen Cali Guudlaawe iyo Saraakiisha ciidamada AMISOM? (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Jowhar ku qaabilay Taliyaha Ciidanka ATMIS Secter Five iyo Saraakiil uu  hogaaminayay.

Cali Guudlaawe ayaa Taliyaha Secter Five ee Ciidamada ATMIS General Ndizigiye Elie kala hadlay sugida amniga iyo dardargalinta howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xusseen ayaa faray ciidamada AMISOM in dib loo bilaabo howlgalo Al-shabaab looga saarayo degaanada ay weli ka joogaan Hirshabelle.

Taliyaha Secter Five ee Ciidamada ATMIS General Ndizigiye Elie ayaa balan-qaaday iney xoojinayaan howlgalada  lagu xaqiijinayo amaanka iyagoo gacan siinaya ciidamada dowlada iyo kuwa mamaulka Hirshabelle.

Related posts

Turkiga oo Muqdisho ka dejiyey boqolaal askari oo dheeraad ah

Caydiid Ali

(Sawiro) Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo si rasmi ah u daahfurtay kulan heer sare ah

admin

Dufcadii 3aad oo lagu soo dhoweeyey iskaashiga Jaamacadda UPEACE & Machadka SDRI (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---