Allbanaadir.com
NEWS

(Daawo Sawirro) Ruushka oo Maxaabiis Mareykan ah ku qabtay dagaalka Ukraine

TV-yada Ruushka ayaa baahiyay muuqaallo ku saabsan Muwaadiniin Mareykan ah oo lagu lagu waayey dalka Ukraine.

Dadkan ayaa la sheegay in halkaasi ay u tageen si ay uga dhinac dagaalamaan ciidamada Ukraine.

Warbaahinta Mareykanka ayaa horay u sheegtay in la la’yahay muwaadiniintan, sidoo kale ehelada dadkan ayaa dhankooda sheegay inaysan ogeyn halka ay ku danbeeyeen.

Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sidoo kale sheegtay in ay jiraan xog ku saabsan saddexdan muwaaddin oo sheegeysa in lagu lagu la’yahay gudaha Ukraine.

Dhinaca kale, Hogaamiyeyaasha reer galbeedka ayaa ka digaya in dagaalka Ukraine uu sii socon karo sanado badan – waxayna sheegeen in loo baahan doonaa taageero joogto ah si looga guuleysto duulaanka Ruushka.

Raiisel wasaaraha Britain, Boris Johnson — oo Jimcihi booqday magaalada Kyiv ee casimadda Ukraine — ayaa dajiyay qorshe afar qodob ka kooban oo Ukraine lagu siinayo hub iyo kaalmo dhaqaale.

 

Related posts

Duqeymo Culus oo lagu garaacay Deegaanka Masaajid Cali Gaduud iyo Ciidanka dowladda oo…

Cabdi Cade

Mareykanka oo shaaciyay in ay dileen Cabdullaahi Jabiyow oo Hogaaminayay Weerarkii lagu dilay …

Cabdi Cade

Taliye Saadaq John & Saraakiil kale oo la dalacsiiyey darajooyin ciidan (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---